Wararka maanta Iyo ciyaaraha Manchester United o cawa war culus soo sartay?
Mowqifkii Manchester United wali waa sidiisi hore Man United waxa eey qorsheenesaa Mason Greenwood Xagaagana dhamad kiisa in ey ku iibiyaan lacag farabadan Muhiimada kowaad ee man United waa tanaa o hadda Reer faanaaye mawaxaa Rabtaan Mosan Greenwood Xagaaga dambe in aad iibisaan walee manchester united waa ebar 😱 waxba Meesha ku ma heeso reer faanaaye bye 👋 sanadka Dambe waxba idiin mahaayo