Posts

Showing posts from March, 2024

Vini vs Jude mxaa laga yiri heee....

Image
  Jude bellingham io vini mxaa laga yiri ciyaartooda caawa sidoo kale  Brazil vs England maxaa laga yiri waaye hee ciyaartooyda ee Brazil ayaa  Runta sheegay kuwa reer  England Brazil 🇧🇷 ayaa wax ayaa dheheen anaga England  Waana naqaana oo mudo farabadan ayaa ku soo ciyaarnay Brazil vs England  Ayaa wad kulmay 26 Brazil ayaa 11 badisay halka England ee badisay 4  11 kamidane waxaa laglay  Bareejo marka caawa waan Ara keenaa wixii dhaca dhaawasho wacan bal commit hal io labo wax  Ku reeba heee 

Wara dagdag ah madaxweynaha Barcelona o sheegay...

Image
 Laporta mar wax laga weydiiya xanta suuqa ee  Haaland ku saabsay ayuu waxoo ka dhahay runtii uma  Baani saxii wyn sabbtoo ah  Saxii xaas ciyaartooydeena  Qabiguuda waxaan kalsooni  Kuqabaa ciyaartooydeyda  Lkn woo jiri doonaa saxii wyn maadam hada dhaqaalo daro ee naheso  Muhiimadu waa ciyaartooyda hada aan heesano inaan kalsooni  siino ciyaartooyda hada aan waa nolosheena waan  Ku farxasanay happy 😊 birthday Barcelona 🎂 

Real madrid o Afar ciyaaryi yahan ganaax uga maqnaan doona kulanka man City

Image
  Real madrid ayaa laga ganaaxi doonaa? kadib isku aadkii maanta isku aadka  Champions league ayaa sideena u dhacay Arsenal vs Bayern Munich  Barcelona vs psg  Real madrid vs man City  Atletico madrid vs Borussia Dortmund   Real madrid ayaa kacab saneeysay man City sabbtoo ah man City  Wax ka Awood badan  Majiro hada Real Madrid  Ayaa 4 ciyaar yiyahan  Laga ganaaxi doonaa  Hadii jaalo eey khaatan  Lugta kow1 waad ee man City kula ciyaarees gurigeeda  Adii ayaa qaatan jaalo kale  Lugta 2 ee man City  Way maqan yihiin  Reer real madrid maxaa ka lee dihiin arintaan 

Wararka maanta ee ciyaaraha

Image
 Wararka ciyaaraha maanta  Ee champions league wareega 8da  Champions league ayaa la Lee yahay waxaa qaaditoonta man City  Halka real madrid imaan toonta filanka Wararka  Ugu waa wyn ayee lee yihiin  Barcelona io psg waxaa soo  Bixi doona Barcelona  Hada kahor psg ayaa 6 gool Laga dhaliya kadib markii heee Barcelona 4 gool laga  Soo dhaliya psg bye 👋 bye 👋...

Wararka maanta ee ciyaaraha

Image
 Isku aadka champions league wareega 8da dhamaadka oo wax yar kadib  Bilaawa doona io sida ee isku aadi karaan? Bal adiga iska daya qaabka ee sikugu  Aadi karaan aniga ahaan  Waxaa lee yahay isku aad adaga ayaa meesha ka  Imaan kara isda Real madrid..... Isda man City...... isda inta kale adiga lee dhameestir... Oo commit ugu reeb...

Thierry Henry o shaaciya Ronaldo in uusan garaney in?

Image
Thierry Harry waxuuna ahaa  Lajamadii soo maray premier league ee dalka England 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿  Thierry Harry Arsenal waxuu  U dhaliya 175 gool halyeeygii reer France 🇫🇷  Ayaa manta waxuu yiri Ronaldo ma Awodo in uu  Sameeyo xirfadan ... waa maxay xiradaas bal iskuday  Adiga oo commit iigu reeb thank 😊 🙏 👏 

Deg deg Kevin de Bruyne o dhaawac looga rebay xulka

Image
  Wararka ciyaaraha maanta ee duhur.. Kevin de Bruyne ayaa dhawac looga reebay xulka  Belgiumka kadib markii ee man City u sheegtay in uu dhaawacmay Kevin de Bruyne  Belgium 🇧🇪 ayaa yaaban markii ee waa yeen ciyaar yiyahankii ugu fiinaa malaga yaaba inuu man City  Dhibaato u keeno kadib dhaawiciisa maa dama leysku heesto premier league   Liverpool io Arsenal fursad miyee u tahay ms waa.....

Kooxda manchester united o maxkamada lala fuulay?

Image
Manchester united ayaa xadgo dub ku sameysay  Shaqaalaheda 167 shaqaalo ayaa la sheegayaa  In xogtooda eey kudbisay hadii eey ahaa laheyad ciwaanada gurigoda iyo lacagta ee qaatan io wax  Yaabo badan shaqaalaha  Ayaa hada rab in eey Manchester United  Maxkamada saaran bal had  Adiga mxeey kula tahay  Manchester united waxaa  Laga rabaa magdhaw malaga yaaba in eey bixiso? 

Mbappe Malagasy yaaban inuu Ronaldo bareejeyo

Image
  Mbabane malaga yaaba inuu Ronaldo soo bareejeyo  Sabbatoo ah Ronaldo real madrid waxa badan ayoo u  Soo qabtay lkn Mbabane  Waa ciyaar yiyahan aad u yar waan arkeenaa waxa uu qabto real madrid sanadaha soo aada....commit iigu reeb wixii fariin ah mahadsanid 

Barcelona waa kooxdii ugu horeysay ee labo ...

Image
Barcelona waa kooxdii ugu horeysay taarikhda ku soo Biloowda labo ciyaar yiyahan oo ay da dooda u dhaxeeysa 17 sano jir io ka yar kula Bugbax ah ee tartanka champions league  Labadan Arday ayaa ka soo Baxya xeerada la masia ee Barcelona waxeyna ka caawiyan in eey ka soo Baxdo wareega 8 deed dhamaadka 

Arsenal 2011 kii kadib hadad ayee soo ...

Image
  2011: Barcelona ❌ 2012: Milan ❌ 2013: Bayern ❌ 2014: Bayern ❌ 2015: Monaco ❌ 2016: Barcelona ❌ 2017: Bayern ❌ 2024: Porto ✅ Sideed sano Arsenal is daan  Ayee eheed xaladeeda ugu dambeyan reer Arsenal wey soo Baxdayn haye Bayern Munich miyaa ms waa ok xaladeeda 

Wararka Ciyaaraha Maanta

Image
Dhaawaci Bedri soo gaaray, Sorry reer Barcelona bareejihii aad xalay gasheen

Man United o cawa dhuntay

Image
 Man United o caawa dhuntay io man City o ku baashaasha haaland o ka dhaliya gool kiisi