Vini vs Jude mxaa laga yiri heee....
Jude bellingham io vini mxaa laga yiri ciyaartooda caawa sidoo kale
Brazil vs England maxaa laga yiri waaye hee ciyaartooyda ee Brazil ayaa
Runta sheegay kuwa reer
England Brazil π§π· ayaa wax ayaa dheheen anaga England
Waana naqaana oo mudo farabadan ayaa ku soo ciyaarnay Brazil vs England
Ayaa wad kulmay 26 Brazil ayaa 11 badisay halka England ee badisay 4
11 kamidane waxaa laglay
Bareejo marka caawa waan
Ara keenaa wixii dhaca dhaawasho wacan bal commit hal io labo wax
Ku reeba heee

Comments
Post a Comment