Macalinka kooxda real madrid ee xabi alonso ayaa u sheegay Endrick inuu sooxaroodo
Endrick ayaa loo sheegay inuu sooxaroodo
Macalinka kooxda Real Madrid ee
Xabi alonso ayaa rabo inuu jaanis siyo
Ciyaartooyda yare yare ee u ciyaara
Real madrid sida Endrick iyo
Ciyaartooyda kale ee u ciyaara
Kooxda Real Madrid malaga yaabaa
Inuu macalin xabi alonso o kadhabeeyo
Arinkaan madaxweynaha kooxda Real Madrid
Ee florenino perez asiga neh waxa
Uu rabaa in naadiga ee nagoto
Kooxda awoodo badan sidaas
Darteeda waxa uu rabaa in laciyaarsiiyo
Ciyaartooyda waawayn ee kooxda jooga
Sida mbappe vinicius junior jude bellingham
Io ciyaartooy kale oo waaweyan
Marka macalin xabi alonso maxaa
U dambeen doona bal adiga qiyaas
Oo commit ugu reeb fikir kaaga
Waanoo muhiim wll mahadsanidiin

Comments
Post a Comment