Ronaldo io wiilkiisa oo laga yaabo in eey isla ciyaaraan

Reer Ronaldo arikaan maxaa 

Kala lee dihiin in eey isla ciyaaraan



Ronaldo io wiilkiisa ? CR7 ayaa Alnassr 


Lagalay hishiis labo 2 sano ah hishiisk


aas 


Waxaa uu dhacayaa sanadka 2027 


Waana koobka Aduunka kadib halka


Ronaldo wiilkiisa labo sano kadib oo 

Gaarayo 16 sano jir waxana laga yaabaa


In eey portugal 🇵🇹 ama Alnassr eey isku


Arn kaaan daawade bal adiga qiyaas 


Maxaay kula tahay arin kaan oo COMMENTS 


Iigu reeb fikir kaaga waa muhiim 


Dhamaan mahadsanidiin Somalia 🇸🇴 

Maxamed welcome back ilyaas jaceelow 

Comments

Popular posts from this blog

Ronaldo oo Runta u sheegay Aduunka oo dhan kadib markii....news

Markii hore Messi kadib nah Ronaldinho hada nah yamal

Viktor Gyokeres o qoroxeeysi u aaday giriiga io Arsenal o suuqa kala iib siga gasha