Posts

Ronaldo oo Runta u sheegay Aduunka oo dhan kadib markii....news

Image
 Ronaldo suuuuuuu ayaa runta u sheegay  Aduunka kadib markii eey sucdi  Qaateen Ronaldo asigoo wareesi  Bixinaayo ayuu sheegay inuu yahay  Sucdi pro league horiyaalka top 5 Ronaldo oo hadalakii sa siiwata Eyee sheegay inuu horiyaalka  Shidmidoona mar dhawo haduu Lagac bixiyo horiyaalka sucdi pro League neymar jr ayaa asiga nah  Sheegay inuu yahay ninka kadam Beeya inuu horiyaalka sucdi pro league  Oo saan u kale kaco oo Ciyaartooyda  Farabadan ee yimaadaan halkaan Runtii waa horiyaal shidan  Horiyaalka sucdi pro league  Ayuu yiri neymar jr hadlaka  Ronaldo oo ahaa 3 sano kahor  Maanta Aduun weyna ha ayaa  Soo qoraaya ee maxaa ka lee dihiin adiga  Oo commit ugu reeb thanks 😊 

Waa mxay farqiga u dhaxeeya xabi alonso & carlo Ancelotti

Image
 Waa maxay farqiga u dhaxeeya  Xabi alonso io carlo Ancelotti  Xabi alonso ayaa ah macalinka cusub  Ee kooxda Real Madrid lkn carlo Ancelotti  Waa macalinkii hore ee kooxda  Real madrid hada na ah macalika cusub  Ee Brazil πŸ‡§πŸ‡·  ee xulka quraanka  Ee vinicius junior macalika real madrid  Ayaa Fiican hadii laga hadlaayo Kubad fiicnaasho lkn carlo Ancelotti  Waa qibra oo kaliya lkn Xabi alonso  Waa macalin ticket badan Hada adiga ahaan maxaa ka lee dahay  Labada macalin ee Real Madrid  Soo hogaamiya bal commit iigu reeb  Fikir kaaga waanoo muhiim  Mahadsanidiin asxaabta 1k  Gaarsiiya follow saar 

Markii hore Messi kadib nah Ronaldinho hada nah yamal

Image
 Marrkii hore nambakaan waxaa sooxetay Ronaldinho kadib nah waxaa sidoo kale soo Xaetay Messi hada nah waxaa loo xerayaa Yamal waa nin nasiib badan wiilkan waa Saqiir wali wiilkan lkn waa nin maskax badan Oo hada barcelona ayuu hogaamiye u yahay Waan wiil laacib ah lamine yamal waxa Uu jiraa hada tubaniyo todobo sano 17 Waana wiil musqabal leh hadadeer taa Barcelona maga yaabaa in eey ka faaideey sato Bal adiga qiyaas oo commit ugu reeb waxa Aad ka aamin santahay lamine yamal reer Real madrid waxa eey ka aamin sanyihiin Waa nin xunu hada nah waa ee necebyihiin Lamine yamal rear barcelona wiilkiina Maxaa ka dhahdeen hal io labo commit  Kuqora mahadsanidiin dhamestiran bye πŸ‘‹ 

Macalinka kooxda real madrid ee xabi alonso ayaa u sheegay Endrick inuu sooxaroodo

Image
  Endrick ayaa loo sheegay inuu sooxaroodo Macalinka kooxda Real Madrid ee  Xabi alonso ayaa rabo inuu jaanis siyo Ciyaartooyda yare yare ee u ciyaara Real madrid sida  Endrick iyo  Ciyaartooyda kale ee u ciyaara  Kooxda Real Madrid malaga yaabaa Inuu macalin xabi alonso o kadhabeeyo Arinkaan madaxweynaha kooxda Real Madrid  Ee florenino perez asiga neh waxa Uu rabaa in naadiga ee nagoto Kooxda awoodo badan sidaas Darteeda waxa uu rabaa in laciyaarsiiyo Ciyaartooyda waawayn ee kooxda jooga Sida mbappe vinicius junior jude bellingham  Io ciyaartooy kale oo waaweyan Marka macalin xabi alonso maxaa U dambeen doona bal adiga qiyaas  Oo commit ugu reeb fikir kaaga Waanoo muhiim wll mahadsanidiin 

Viktor Gyokeres o qoroxeeysi u aaday giriiga io Arsenal o suuqa kala iib siga gasha

Image
Viktor Gyokeres oo qorsheenaya Inuu katago kooxdiisa sporting cp Asigoo raba inuu kubiiro Arsenal  Lkn Arsenal waxeey dooneysaa Ciyaartooykale oo katirsan Aston villa  Viktor Gyokeres Asigoo yaaban  Ayoo qoroxeeysi u aaday giriiga Viktor Gyokeres oo ah ciyaaryi yahan  Labaatan io todobo jir ah 27 Ayaa raba inuu ka ciyaaro premier league  Lkn Arsenal marabto Liverpool io Manchester united ayaa isha Ku haayaan Viktor Gyokeres  Maga yaabaa inuu Arsenal u ciyaaro Session ka dambe ee premier league  Fadlan hadii aada aragtay follow saar  Mahadsanidiin welcome back ilyaas jaceelow  Session ka dambe ee premier league  Yaaqaadi doona bal qiyaas adiga  Comments iskeen ok πŸ‘ πŸ‘Œ 

Ronaldo io wiilkiisa oo laga yaabo in eey isla ciyaaraan

Image
Reer Ronaldo arikaan maxaa  Kala lee dihiin in eey isla ciyaaraan Ronaldo io wiilkiisa ? CR7 ayaa Alnassr  Lagalay hishiis labo 2 sano ah hishiisk aas  Waxaa uu dhacayaa sanadka 2027  Waana koobka Aduunka kadib halka Ronaldo wiilkiisa labo sano kadib oo  Gaarayo 16 sano jir waxana laga yaabaa In eey portugal πŸ‡΅πŸ‡Ή ama Alnassr eey isku Arn kaaan daawade bal adiga qiyaas  Maxaay kula tahay arin kaan oo COMMENTS  Iigu reeb fikir kaaga waa muhiim  Dhamaan mahadsanidiin Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄  Maxamed welcome back ilyaas jaceelow 

Wararka maanta Iyo ciyaaraha Manchester United o cawa war culus soo sartay?

Image
  Mowqifkii Manchester United wali waa sidiisi hore  Man United waxa eey qorsheenesaa Mason Greenwood  Xagaagana dhamad kiisa in ey ku iibiyaan lacag farabadan  Muhiimada kowaad ee man United waa tanaa o hadda Reer faanaaye mawaxaa Rabtaan Mosan Greenwood  Xagaaga dambe in aad iibisaan walee manchester united waa ebar 😱 waxba  Meesha ku ma heeso reer faanaaye bye πŸ‘‹ sanadka  Dambe waxba idiin mahaayo